Tusaale Dheeraad ah3
β
Sidaa daraadeed, waxaa muuqata in hantidii Qaranka si khaldan loo maamulay oo aynu raacnay wadadii tirada yari dhergi jirtay, inta badanina gaajoon jirtay, sida dabaqadii Burjuwaaga iyo uurar-waaweynta ee hore uga dhismay wadamada dunida qaarkood.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (2) (f.g2)
Isrogrog
-iyay, -isay
Xarafka
DH Β· DHE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
