U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xulbad

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XU6 xar
1

Nagaar caws ah oo mirihiisa la cuno ama sanuunadda iyo wixii la mid ah lagu geedeeyo. xundhur-bakteeriyeed

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Atoobiya oo ah dal cir weyn oo Bad la’aan la basaasay, ayaa la rumaysan yahay in haddiiba Shankaroontu shaqaysato oo Xabashida badda Berbera ka waraabiso in Shankaroontuna shaxaad ka dhergi lahayd, Xabashiduna xulbad ka dhergi lahayd.

”
β€œ

Canjeero iyo Xulbad ama Canjeero Xulbad waa Canjeero iyo Maraq lagasameeyay xulbad kaasoo ay caan ku yihiin somalida iyo oromada ethiopia ku nool.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X Β· XU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xulbad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan