U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhibban

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf DHSubg DHI7 xar
1

Wax dhib hayo ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Taas waxaan ula jeeda in eedda shacabka Soomaaliyeed ee dhibban laga dul qaado ayadoo la xoojinayo dhowr arrimood.

”
“

oo Soomaali ah oo ku Dhibban Xadka Kenya Waxaa xerada Dhadhaab ku dhibban 2000 oo qaxooti Soomaali ah oo dhowaan hakad la geliyey tiro in ay dib ugu laabtaan dalkooda.

”
“

Qaaraame waxa uu badbaadiyaa ummad dhibban xilli cayiman, waxana la arkaa in berito qaaraamihii loo qaaraamo; dhanka kale, dhimbil-demiye waxa uu badbaadiyay naftiisa iyo nafaha umadda, ma qaaraan tago, mana loo qaaraamo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhibban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD