U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhiidhi1

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHI7 xar
1

Caro qiiro leh oo cid fal xun loo geystay muujiso; xanaaq. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale haddii uu xiriir yahay xidhiidh, dhiidhi noqon maayo riiri.

”
“

Maxay kala dhuslaysaa, haddana dhiidhi damacdaaye.

”
“

Dhinaca Ciraaqna waxaa dhici karta in uu ka yimaado dhiidhi xoog leh oo lagu diidan yahay gardarada Maraykanka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhiidhi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD