U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhiiqo1

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHI6 xar
1

Dhoobo aad u qoyan.

2

Xabaqbarsho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Dhawaan ayaan dhiiqo lugaha kala baxnay markii wasiir ka tirsan DF uu heshiis dhanka badda ah la galay dalka Kenya, waxaana u arkaan in tani ay tahay dhiiqo oo lugala lala galay" ayuu yiri Mowliid Macaani.

”
“

Markii la tago gurigeeda,waxaa lala kulmaa dhiiqo, dhusuq iyo dharaq isdhex-yaal.

”
“

Waxay ii ballan qaaday in ay ku niyad samaan doonto hadba wixii waayuhu ii dhiiqo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhiiqo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan