U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhoobey

Magac Lab/Dheddig
Xaraf DHSubg DHO7 xar
1

Dhul markuu roob ku da'o ciiddiisu noqoto dhiiqo aan lagu socon karin.

2

Dhul ciiddiisu dhoobo tahay; carramadow.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Nabad-galyada magalooyinka maamulkaasi ayaa aad loo adkeeyey waxaana ciidamo lasoo dhoobey goobaha codadka loogu talo galey kuwaas oo maamulka uu ka cabsi qabo in ay ka dhici karraan falal amni daro.

”
β€œ

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamo Ethiopian ah oo aad u fara badan la soo dhoobey xuuduuda Somalia ay la wadaagaan gaar ahaan dhulka ku beegan gobolada Dhexe.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Xarafka

DH Β· DHO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhoobey - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan