U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhug

Magac Dheddig
Naxwesh.r
Xaraf DHSubg DHU4 xar
1

Maan; caqli.

2

Cod lagu muujiyo shalaqa.

3

Nishaab fiican. 4.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dalka Maraykanka oo u duslaynaya inuu ilaa sideed cod ka iibsado, ayaa Faransiiska iyo Ruushkuna sheegeen in aanu shafsaarin Ciraaq oo fiito fiito dhashay kaga dhug siin doonaan.

”
“

Waxaanuse maxkamadda sare leenahay haw dhug darraanina cawaaqibka ay yeellan karto cadaalad daro loo badheedhaa.

”
“

Foodkaas oo ficil iyo faataa-dhug badani ka dhacday, kadib markii uu bilowday dagaal laysu adeegsaday hubka diidmada daran-dooriga u dhacda iyo aqbalaada halista ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

sh.r

Xarafka

DH · DHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhug - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan