U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fiito

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FI5 xar
1

Ubax aan weli dillacin o isku duuban.

2

Caws cosob ah oo aan la daaqin.

3

Dhaawac biskoon waayey.

4

Cudur idaha irmaan naasaha ka gala.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kumana dhaco inuu fiito rido, dhidarkii Ruushaane.

”
“

Qaraarkan oo laysu adeegsaday cod iyo cudud fiito iyo faruuryo, faan iyo faataadhug, damdam iyo doolarba.

”
“

Fariid damiir, ayaa shalay sheegay amuurtaas inuu fiito ilkaha kaga qubi doono.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fiito - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan