U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dillaaci

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf DSubg DI8 xar
1

Wax dillaac u yeelid.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Sida muuqata, koox kasta oo maanta wada socotaana waxay u kala dillaaci doontaa sidaas maanta oo kale in ay isu gaaleeyaan, u jahaadaan wax kale oo lagu heshiin karaana iman karin, qori caraddiis mooyaane!

”
“

Xeeldheerayaasha, ayaa rumeysan inay xaallad Aadminimo oo aad khatar ah ka dillaaci doonto qeybo ka mid ah dalka Somalia, haddii aysan Beesha Caalamka wax ka qabanin Burcad-baddeeda ka taajirayso Maraakiibta ay qafaashaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dillaaci - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan