U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shiraac1

Magac Lab
Naxwe-cyo, m.dh
Xaraf SHSubg SHI7 xar
1

Maro weyn oo adag qaabab badanna loo yeelo oo lagu xiro dakhalka doonyaha, oo marka dabayshu buubiso doonyaha hore u wada.

2

Dhar adag oo qallafsan lagana dhigto darbaal iyo teendho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

,9,12 iyo 10: waa cunto Soomaali tayo sare leh. 8,1,10,3,4,7 iyo 15: waa magac la macno ah shiraaq ama shiraac. 13,12 iyo 15: waa dad isku qabiil ama qolo ah.

”
“

Waxay ka dhigantahay doonni shiraac leh dadkiina ku joogo oo badweyn dhex taalla meel ay u socoto iyo meel ay ku noqonaysaana jirin, dabayshuna u kaxayso maalinba jihada ay socoto.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-cyo, m.dh

Xarafka

SH · SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shiraac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan