U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dubbe

Magac Lab
Naxwe-bayaal, m.l/dh
Xaraf DSubg DU5 xar
1

Qalab ka kooban bir kuusan oo qalab kala duwan leh iyo daab madaxa kula jira oo farsamayaqaanku ku garaaco biraha uu farsamaynayo; burris.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

C/laahi Dubbe: xubin golaha dhexe.

”
β€œ

Waxa kale oo lagu andacoonayaa in uu fan-masraxeedku yahay dubbe nolosha lagu dhisme celinayo, iyo ugu dambayntii, damaashaad dadku ku kulmo si loo muujiyo dareen wadareed oo la wadaago.

”
β€œ

- Muxiyadiin C/laahi Dubbe: xubin golaha dhexe.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bayaal, m.l/dh

Xarafka

D Β· DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dubbe - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD