U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhexdhexaad

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHE11 xar
1

Bartame.

2

Dh. ah: dherer, da', culays iwm oo aan yaraan iyo weynaan midna raacsanayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Muddo ka dib ayaa isla boggii laga soo buuxiyey faallooyin dhexdhexaad ah iyo niyad wanaag.

”
“

. Waxaa is waydiin mudan nidaamka xisbiyada badan ee Dowladda Puntland ku baaqday ma ahaan doonaa mid ay dowladdu dhexdhexaad ka tahay.

”
“

Shiikh Nuur Baaruud, waxaa uu sheegay in wararkaas ay yihiin kuwo aan sal lahayn, wuxuuna caddeeyay in haddii aysan dhexdhexaad ahayn aysan ku dhawaaqi lahayn in ay dhinacyada is-haya dhexdhexaadinayaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhexdhexaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan