Tusaale Dheeraad ah3
“
Mar aan qaarka mid ah Odayaashii dhawaan booqday Burtinle wax ka weydiinay bal in ay Tafaasiil naga siiyaan waxyaalihii ay kala soo kulmeen xubnihii ay la kulmeen, waxay ka gaabsadeen in ay wax faah faahin ah ka bixiyaan socdaalkooda.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-miin m.dh
Xarafka
F · FA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
