U gudub nuxurka bogga
SABAAD

faaqidaad

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FA9 xar
1

Faallo. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Labadan arrimood ee ubucda u ahaa shirkii Jabuuti bal aan faaqidaad kooban ka bixino innaga oo aan ku talax tegayn.

”
“

Sidoo kale waxa jirtay faaqidaad kale oo iyana lahayd madaxweyne Rayaale maadaama uu yahay nin aan ku doob-dilaacsan xadaafiirta siyaasadda iyo xilka culus ee hogaamineed waxay ku adkaatay sidii uu uga dabaallan lahaa duruuftii iyo culayskii ku xeerayd.

”
“

Faaqidaad aan daliil laheyn waa feynuus aan dun laheyn.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
faaqidaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD