1
Hawl uu fuliyo, ogaan la'aan, xiriirka ugu fudud ee unug maskaxeed iyo muruq. Sidaas darteed dareenka xannunka leh sida irbad mudid waxay keeneysaa dhaqaaq deg-deg ah oo faraha lala boodo inta maskaxdu ayan amar u soo dirin muruqii ay saameysay. Haddii erey uu leeyahay hal micne wax ka badan hal mar uun baa la qoraa ereygaas, micna kasta ee uu leeyahayna ereygaas lambar ayaa la siiyay, sida ereygan:
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
daaw.
Xarafka
F · FA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
