U gudub nuxurka bogga
SABAAD

unug1

Magac Lab
Naxwe-gyo, m.dh
Xaraf USubg UN4 xar
1

Wax aan hore u jirin oo la curinayo, bilawga ugu horreeya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hase yeeshee, adeeg waliba wuxuu ka kooban yahay unug maamul (Administrative unit) oo leh xafiisyo, goobo shaqo, gaadiid, qalab, iyo shaqaale u gaar ah, waxayna kala yihiin; ee adeegga gargaarka degdegga ah ee adeegga cunto qaybinta iyo nadaafadda.

”
“

Fowler waa ninka ugu wanaagsan dhinaca dhammaystirka weerarka ee geyigan marka aanu isla helno isaga iyo Nicholas Anelka oo weerarka wada iyo weliba Shaun Goater, waxay naga dhigaysaa unug awood fiican leh.

”
“

Dowlada Mareykanka ayaa u haysata Kooxda Al-shabaab, unug Al-Qaeda wakiil uga ah bariga Afrika, waxaana kooxdan ay dhawaan sheegatay inay mas'uul ka tahay qaraxyo ka dhacay Kampala oo lagu dilay 76-qof, iyo qaraxyo kale oo Somalia ka dhacay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-gyo, m.dh

Xarafka

U · UN

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
unug - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan