U gudub nuxurka bogga
SABAAD

farshaxan

Magac Lab
Xaraf FSubg FA9 xar
1

Fanka qoridda, aslidda, soohidda, falkinta iwm.

2

Qof fanka qoridda, aslidda iwm aad u yaqaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Summad: waa farshaxan muuq gaara leh, keli taagan, magaciisuna gaar u yahay.

”
“

Ereyga qoran iyo sawirro farshaxan badan ayey carruurtu casrigan u baahan tahay mar hadday gosha hooyadood soo dhaafaan.

”
“

Curinta, xardhinta, iyo farsamaynta Ereyga Qorani ka adag, ka qurxoon, maskaxdana ka soo jiidan og farshaxan kastoo ka muuqan kara qadiifadaha lagu fara-yaraystay ee dalalka Iiraan iyo kuwa kale ee bariga fog carwooyinka caalamiga ah la shir yimaaddaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
farshaxan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan