U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fiirsasho

Magac Fal
Xaraf FSubg FI9 xar
1

.dh fiirso.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ka fiirsasho badan, waxaan warka ugu been badan siiyey Dayniile.

”
“

Hadduu madaxweynuhu talada iyo go'aanka safarkaas isagu lahaana waxaa ku jiray degdeg fara badan iyo ka fiirsasho la'aan aan qurux badnayn.

”
“

Eedayntaas oo ah mid si fudud oo ka fiirsasho la’an ah uga soo yeedhay afka Wasiirka Daakhiliga, balse ay qurux badnaan lahayd in la hubsado ilaa iyo inta haddiiba uu qoladaa la sheegayo ku lug leeyahay, maxkamadina ku caddaynayso oo la xukumayo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fiirsasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan