U gudub nuxurka bogga
SABAAD

filfil

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FI6 xar
1

Miro yaryar, madmadow leh dhadhan kulul oo uu dhalo geed faalala oo ka baxa dhulka kulul.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Marxuumka ayaa toogshadiisa waxay timid markii uu kasoo baxay Masjid uu kusoo tukaday Salaadda Maqrib, waxaana saaxafadda u xaqiijiyay dilkiisa Guddoomiyaha Degmada Shibbis Maxamed C/llaahi Filfil oo sheegay in dilkaas ay ka dambeeyeen mucaaradka DF.

”
β€œ

Marxumka ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso qubuuro ku yaalla Duleedka Waqooyi ee magalada Muqdisho, sida uu saxaafadda daaha uga qaaday gudoomiyaha Degmada Shibbis Filfil.

”
β€œ

Gudoomiyihii degmada Shibbis Maxamed Cabdi Filfil iyo mid ka mid ah ilaaladiisa ayaa toogasho lagu dilay, iyagoo ku sugan xarunta maamulka degmadaas, waxaana dilka mas'uulkan geystay ilaalada ku xigeenkiisa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F Β· FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
filfil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan