Tusaale Dheeraad ah3
β
Hubkii ay maanta Ganacstada gobalka Banaadir qaarkood wareejiyeen ayaa iskugu jiray kuwa waa weyn iyo kuwo fud fudud intaba, iyadoo ay jireen gawaari Teknika ah.
ββ
Darawalkii Gudoomiyaha ayaa la sheegay in uu ku dhintay Qaraxaasi,iyada oo ay soo gareen Ciidamadii Ilaalada u ahaa Gudoomiyaha dhaawacyo fud fudud.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-dad, m.l
Xarafka
F Β· FU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
