U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kuus1

Magac Lab
Naxwe-sas, m.l
Xaraf KSubg KU4 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Guddoomiyaha Maxkamadu wuxuu sheegay in askariga dilka lagu xukumay lagu magacaabo Cabdi Kuus, askariga uu dilayna lagu magacaabi jiraa Xuseen Cabdi Yuusuf, ayna xukumeen markii ay ku maqaati kaceen askar kale oo goobjoogayaal ahaa.

”
“

Marka hore waa kan warkii oo kuus-kuusani: Boqol iyo dheeraad madax kuusane ayaa meesha la yidhaahdo Afrika koonfureed isu hor-kuududsaday kulan loo baxshey mashruuca kor u jiidista dhulka malaasan iyo dhaqaalaynta dhirta iyo ku horjoogga halkiisa.

”
“

Bundada Degmada Baardhere ayaa lagu gooyay ciidamo fara badan, si aysan kooxaha dhacaan geysan ugala bixin gaariga Gobolka Gedo, ayuu sidoo kale saxaafada u sheegay Axmed Bar-kuus.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-sas, m.l

Xarafka

K · KU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kuus - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan