U gudub nuxurka bogga
SABAAD

furin1

Magac Lab
Xaraf FSubg FU5 xar
La Mid Ahfurun1Magac Lab
1

Rooti.

2

Tinnaarka rootiga lagu dubo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ganacsatada ayaan furin meheradahooda iyaga oo ka cabsi qaba isku dhacyo labada dhinac ah.

”
“

Shariif soo diiwaan gashaday iyo “Haraagii YAY” xagay geediga ku furin doonaan oo hoy ka dhigan doonaan.

”
“

Ciidamada Ethiopia aysan furin wax rasas ah sidii horay looga bartay iyadoo arintanina lagu macneeyay farsamo la xariirta howlgalka cusub.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

F · FU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
furin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan