U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hoy1

Magac Lab
Naxwehooyo m.l
Xaraf HSubg HO3 xar
1

Meel la deggan yahay oo dad ku noolyahay; guri.

Tusaale Dheeraad ah3

“

In sidani dhacdo, waxaa dhabaha u xaadhay Shacbiga cashuurta laga qaadayo oo duudsiyay xaqoodii, isla markaana noqday hoy uu ku dhuunto fayraska musuq-maasuqu.

”
“

Waxaa weli sii kordhaya cabsida laga qabo in dagaal saf-balaaran ka qarxo magaalada Muqdisho oo awalba hoy u ahayd dagaalo is daba-joog ah tan iyo burburkii Qaranimadii iyo Dowladnimadii Soomaaliyeed ee sanadka 1991kii.

”
“

. Dhiroon badan oo loo adeegsan jiray daaweyn ayaa la xaalufiyey ama iskood meesha uga baxay ka dib markii uu baaba’ay ama tayo-dhac ku dhacay hoy-deegaankoodi (habitat loss).

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

hooyo m.l

Xarafka

H · HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hoy - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan