Tusaale Dheeraad ah3
β
Fiiri sheekada sida ereyga βDEGβ 21 jeer u soo noqnoqdo isagoo mar walba micne goonni ah xanbaarsan: Siciid waa qoraa deggen magaalada London, UK, waana guddoomiye xigeenka Naadiga Qalinleyda Soomaaliyeed.
ββ
Daahir Rayaale wuxuu ka mid ahaa dadkii ka qayb galay shirweynihii beelaha reer Somaliland iyo jabhaddii SNM ee dib u heshiisiinta ee magaalada Burco lagaga dhawaaqay markii danbe 18kii May 1991 goonni isu taagga Somaliland.
ββ
Somaliland waa goonni, marka laga reebo Sool iyo Sanaag-bari oo xaaladoodu siyaasiyan aandegenayna.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
G Β· GO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
