U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gacansiin

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GA9 xar
1

Gargaaridda, caawinidda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afhayeenka wasaarada arimaha dibada ee Ethiopia Wahide Belay ayaa ka sheegay Addis Ababa in dalkiisa uu gacansiin doono AMISOM, marka ay ciidamadooda la baxaan kadib.

”
“

Caado ayey u noqotay Maamulka Somaliland in ay bulsho meel wada deggan colaad dhex-dhigaan iyagoo gacansiin ku salaysan Qabyaalad kula kacaya dadka shacabka ah.

”
“

Ciidamada boolisku waa naftood hurayaal bulshadu ay ku laddo, una taagan badbaadinta bulshada markii iyo halkii loo baahdo, sidaa darteedna ay mudan yihiin ixtiraam iyo gacansiin buuxda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gacansiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan