Tusaale Dheeraad ah3
β
Inta siyaasadda Soomaaliyeed ay qabiil iyo qabyaalad ay dabada ku hayso eex, dulmi iyo musuqmaasuq ma dhamaaneyso.
ββ
Markuu la tashaday qabyaalad qudcinaysa, markuu hidheeyay Gidaar agtiisa ah, Allaba ogyee, wuxuu saddex dalqadood ku furay saddex haydh-tuulo iyo laba nin oo madax ka ahaan jiray Waaxda dilaalidda iyo malaalida dawladda hoose.
ββ
Waxaananse hubin inay aqoontoodu inta dhaafsiisnayn ooy la tahay inay wadaniyiin yhiin iyo inay ogyihiin qaladkooda laakiin dantooda gaar ahaaneed ku fushanayaan ama qabyaalad ama mabda' (ideology) ahaan u tageerayaan dadka nabad-diidka ah.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
Q Β· QA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
