U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gambuus

Magac Lab
Naxwe-syo, m.dh
Xaraf GSubg GA7 xar
1

(muus.) Nooc ka mid ah qalabka muusikada lagu tumo oo ka samaysan qori ama bir wareegsan oo hal dhinac harag kaga haaranyahay. gam'i f.g2 (-iyay, -isay) Nafley hurdisiin.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-syo, m.dh

Xarafka

G Β· GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gambuus - sawirka la wadaagga

La Wadaag