U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guban1

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GU5 xar
1

.u Dhul-xeebeed, kulul, aan geedo lahayn, cusboole ah oo ku dhereran badda cas.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Degaanka buuraleyda Guban waxaa laga helaa Dhuxul- dhagaxda oo aan weli si wacan looga faa-iidaysan iyo xabag god oo sanadahan dambe aad loola soo baxo ganacsi weyna leh.

”
“

Lughaya waa magaalo aad u kulul oo ku taalo xeebta guban ee gobolka awdal. waxaa maamulo maamulka Somaliland.

”
“

Afkaan saaray Hawd iyo Guban, iyana ha sheegin, Calahii Bari iyo Nugaal baa ciddiyuhu iiga baxeen, iyana ha sheegin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan