Tusaalooyin
“
G.ka kubbadda; g.ka dayuuradaha
”Tusaale Dheeraad ah3
“
Qaraxyadii ka dhacay Kampala oo ahaa kuwo ka kala dhacay Baar weyn iyo garoon lagu ciyaaro kubadda gacanta, ayaa dadkii lagu dilay waxay daawanayeen ciyaartii ugu dambeysay ee koobka Aduunka.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-nno, m.dh
Xarafka
G · GA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
