U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gawraco

Fal Gudbe (3)
Naxwe-cday, -catay
Xaraf GSubg GA7 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aqaladdoodii haddii ay tageen wuxuu nin walba reerkiisii warsaday in neefka adhiga ugu shilis la gawraco hilibkana si cajiib ah loogu sameeyo.

”
“

Horumarin kale ha joogtee, qaybo ka mid ah dhulka goobtaas yar ee xoolaha loogu gawraco magaalada, ayaaba hadda la dayrtay oo dad la mulkisiiyay.

”
“

Waxay hal-hays ka dhigay "Oo maan is-gawraco markaan wiilkan yar ee senti iyo gambo haysan xilo moodayo."

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-cday, -catay

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gawraco - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan