U gudub nuxurka bogga
SABAAD

geddisan

Fal Magu (4)
Naxwe-snaa, -snayd
Xaraf GSubg GE8 xar
1

Wax afkiisa hoos la mariyey ahaansho.

2

Wax isbeddel geddisasho ku dhacay ahaansho.

3

Kala g.: wax aan isku nooc ahayn ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxay ka sheekaynaysaa midabbada kala geddisan ee lagu xardhay calankeenna ee uu ka kooban yahay.

”
“

Inkastoo Hay’adaha Qarramada Midoobay ay dhammaantooda shaqaale u joogeen dhamman (Gobollada) kala geddisan ee Soomaaliya ayaa haddana waxaan ka xumahay inay ku qaadatay UNPOS muddo dheer inay halkaan si joogto ah ugu soo noqoto.

”
“

Dhab ahaantiina, ummadaha dunidu kuma kala duwana jiritaanka iyo jiritaan la'aanta falka kufsiga, balse waxay ku kala geddisan yihiin sida loo wajahayo faldenbiyeedka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-snaa, -snayd

Xarafka

G · GE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
geddisan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan