U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gee

Fal Gudbe/Magu (2)
Naxwe-eeyay, -eysay
Xaraf GSubg GE3 xar
1

(f.g) Wax meel yiil ama joogay meel kale gaarsiin.

2

(f.mg) Isu g.: laba wax ama ka badan isku darid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ina Sanweynena u gee oo gartaasi waa sidaa.

”
“

Walaal, dadaalkaaga halkaaga ka wad, tabartaada iyo taagtaadana isugu gee sidii aad uga qaybgeli lahayd badbaadinta Afka Soomaaliga.

”
“

“Iliilaha Jabuutaan lahaa aad yar sii mariye Addis Ababa gee baan lahaa adhaxda jiilaale Enefdhii (NFD) ha daaqdaan lahaa kaynta ayda ahe Immikana aroor gocondhalay awr la mirataaye!”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (2) (f.g/mg2)

Isrogrog

-eeyay, -eysay

Xarafka

G · GE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gee - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan