U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaybgeli

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf QSubg QA8 xar
1

Ka q.: qof hawl, tartan, arrin iwm in uu qayb kaqaato u oggolaan.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Sido kale, waqti ku filan lama siin xubnihii shirkaa ka qaybgeli lahaa, sababta ugu weyn ee Mr.

”
β€œ

Walaal, dadaalkaaga halkaaga ka wad, tabartaada iyo taagtaadana isugu gee sidii aad uga qaybgeli lahayd badbaadinta Afka Soomaaliga.

”
β€œ

Cawo Raabi (Najiib hooyadii), inta badan waxay hoos iyo korba u guntanayd sidii uu arooska iyo aqalgalka inankeedu u noqon lahaa mid qurux badan oo qanciya Luul iyo qoyskooda, qaraabada kale, asxaabta iyo dhammaan inta ka soo qaybgeli doonta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

Q Β· QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaybgeli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan