U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wad

Fal Gudbe/Magu (1)
Naxwe-day, -dday
Xaraf WSubg WA3 xar1 Tusaale
1

(f.g) Xoolo, dad iwm meel ay joogeen ka kaxeyn.

3

(f.g) Hawl la hayey sii fulin.

4

(f.mg) Ku w.: wax mala-awaalid. . wąd m.l

Tusaalooyin

“

Waxaan ku wadaa in uu maanta cali imaan doono

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wararka ka soo baxaya Tele-confrence-gaas ayaa sheegaya in dadkii ka qayb galey niyad jab xoog leh ka muujiyey hogaanka PL oo guldareystay xal u helida khilaafka u dhexeeya beelaha walaalaha ah ee wad daga gobolka Sool.

”
“

Waa suuragal inay dadku siyaalo kala duwan u arkaan dhaqnkan, laakiin waxay xaqiiqdu tahay inuu dhaqankani noqday bal-wad si ba’an u saamaysay haween aad u badan oo marba marka ka dambaysa tiradoodu soo badanayso.

”
“

Dimuqraadiyaddu siday tahay ha loo abbaaro amma ha layska daayo oo ha la yidhaahdo ma doonayno dimuqraadiyad oo waanu iska wad wadanaynaa oo labada mid uun ha ku dhacdo, nin iska soo taagan oo yidhaahda aniga uunba wax ah lama doonaayo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (1) (f.g/mg1)

Isrogrog

-day, -dday

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan