Tusaale Dheeraad ah3
β
Cuntada ayaa gabaabsi ah degaanadaas iyada oo laga guurey qaar ka tirsan tulloyinkaas sida tuulada Gubato oo u dhexeysa Eyl iyo Garowe.
ββ
Ma aha markii ugu horeysey ee uu Markab ama Dooni ku gubato Dakada Boosaaso, taas oo ay ugu wacan tahay Tallo-gal rasmiya oo aan jirin.
ββ
Roobka Deyrta ayaan boqolkiiba labatan ka da'in gobolka Nugaal iyada oo deganada abaarta ka jirto yihiin; Qarxis, gubato,Dhaganle, Xasbahale Budunbuto, godobjiraan, Baarweyn, Dangarayo, Eyl iyo Sunijiif.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
1
Xarafka
G Β· GU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
