U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gunti1

Magac Lab
Xaraf GSubg GU5 xar
1

Marada raggu hoos ka qaato labadeeda duub oo yaryar oo ay ku leedahay la simaadka labada fiiq oo miskaha.

2

Hab go'yaasha dharka raggu u xirto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kooxda siddeeda goor ku guulaysatay horyaalka Yurub ee Real Madrid, ayaa iyana u baahan qaddar gunti-giijis ah oo ciyaartoygeedu sameeyaan.

”
“

Dadkan ayaa ka careysnaa qodob sharci ah oo gunti-isku-giijin dhinaca dhaqaalaha oo ay dowladda rabto in ay dowlada soo saarto Isniinta.

”
“

Kooxda AC Milan ayaa qaaday tallaabo gunti-giijis ah oo ay ku jihaysay sidii ay heshiis ula gaadhi lahayd Rivaldo oo Barcelona ka yimi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gunti - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan