U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gurgurshaa

Magac Lab
Xaraf GSubg GU10 xar
1

Rati xoog leh, hayin ah oo gurgurka iyo maxasta la saaro.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Ninkaa isaga ah, maalinbaa awrkii gurgurshaa ka dhintay, markaasuu soo qabsaday qaalin yar oo qurbac ah si uu u laylyado kadibna ugu guuro.

”
β€œ

Siraad Madaxweyne Daahir Rayaale waa awr gurgurshaa ah oo maatida lagu rarto ee ma wuxuu kuula ekaaday maroodi jiir dhalay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G Β· GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gurgurshaa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD