U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaalin1

Magac Lab
Naxwe-immo, m.l
Xaraf QSubg QA6 xar
1

Neef geel oo lab ah oo aan da'dii rarashada weli gaarin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ninkaa isaga ah, maalinbaa awrkii gurgurshaa ka dhintay, markaasuu soo qabsaday qaalin yar oo qurbac ah si uu u laylyado kadibna ugu guuro.

”
“

Ratigii dawaadlaba hadduu, dumarku heeryeeyo Inkasta oo rar dooriyo culays, lagu dandaansiiyo Hayin kaama kala daadiyee, qaalin baa dida’e.

”
“

Wuxuu isku metelayaa sidii qaalin (neef geel ah oo yar) oo uu cudurka dhugatada la yidhaahdaa ku dhacay oo geelii gaadhi waayey xanuun dartii oo iska daba luudaya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-immo, m.l

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaalin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan