U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hayin

Magac Lab
Naxwe-nno/-immo, m.dh
Xaraf HSubg HA5 xar
1

Rati la rarto oo aan buubaal ahayn.

2

H. ah: hayiminta.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa beege lagu dhereriyo heerka gahayrnimo, bisayl iyo u debecsanaan ee falceliska bulsho ee ku aadan iimaha madaxda caynaanka Haddii taa la waayo, maamulkaa laguma tilmaami karo mid hayin ah, oo leh moqor hamuun tira bulshada.

”
“

Isu dheelitir maamul, iyo u hayin noqoshada cahdiga seetada u ah bulshada, kuna dabra gobol gobol kale, ama hay’ad hay’ad kale.

”
“

“Xisbiga UDUB iyo Dowladda maanta jirtaa waa hayin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno/-immo, m.dh

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hayin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan