U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gurracan1

Fal Gudbe (1)
Naxwe-cmay, -cantay; -cmi
Xaraf GSubg GU8 xar
1

Wax la gurracay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Si aan haddaba wax uga iftiimino xaaladdaha gurracan, maamul xumada iyo guud ahaanba duruufaha qallafsan ee haatan ka aloosan Puntland, bal aan marka hore dib u yara milicsano taariikhda maamul goboleedkan.

”
“

"Tan iyo markii Itoobiya ay isaga baxday Soomaaliya waxay wadday qorshayaal gurracan oo ay ku weerarayso shacabka Soomaaliyeed," ayaa lagu yiri bayaanka.

”
“

Sifooyinkan gurracan iyo sumcad darrada la soo deristay Puntland waa kuwo aad aga fog hankii iyo rajadii lagu unkay Puntland xilli hadda laga joogo 10 sanno.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-cmay, -cantay; -cmi

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gurracan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD