1
.dh xaadiri.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Ra'iisulwasaare ku xigeenka ahna wasiirka Tamarta iyo shidaalka C/waaxid Cilmi Goonjeex ayaa isagu soo xaadirin halkii dhaartu ka jirtay isaoo Jabuuti ku sugnaa waxaa sidoo kale ka maqnaa goobta dhaartu ka dhacday 3 wasiir oo Muqdisho ku sugan.
ββ
Ardayda imtixaanka loo qorsheeyey ee fasalka 8-deeda ee dugsiga dhexe waxay tiradoodu ahayd 3378 arday, laakiin 3180 ayaa imtixaanka fadhiistay, waxaan soo xaadirin 198, waxa gudbay ama imtixaankii ku guulaystay 2170 arday, waxaana dhacay 410 arday.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Xarafka
X Β· XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
