U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hayb

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HA4 xar
1

Qolo, tol, jinsiyad iwm oo ay cidi ka soo jeeddo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mudanayaal ay isku hayb yihiin Sh.

”
“

Guddigu waxa ay sheegeen in dhawrkii sano ee ugu dambeeyey: Barnaamijyadaas iyo shirarkaa oo dhammaan lagu wacyi gelinayey bulshada Soomaaliyeed sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen suulinta hayb sooca.

”
“

Waxaan filayaa inta laga maansooday hayb sooca in aanu jirin qof sida abwaan Maxamed Hirad si qurux badan oo murti weyn ka dambeyso u soo bandhigay macno darrada hayb sooca.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hayb - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan