U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wacyi

Magac Lab
Xaraf WSubg WA5 xar
1

Heerka fahamka nolosha bulshada.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maansooyinkiisii, sheekooyinkii iyo dhammaan xubnaha suugaantiisu waxa ay ka marag kacayaan in uu si wacyi ku idil yahay ugu soo noolaaday boqortooyo, xilli gumeysi, xilli gobanimodoon iyo xilli ay dhulkii Soomaaliyeed qaybo ka xoroobeen.

”
“

Mustafa waxa kale oo uu bulshada Buurtinle ka wacyi galiyey dhibaatada qaadku uu leeyahay iyadoo uu sheegay in cunista qaadku ay tahay aafo lagu soo tuurey Soomaalida ayna wax la qabsan weyday.

”
“

Ururka Al-Shabaab ayaa labadii maalmood ee u danbeeyay waxay wadeen dagaalo xoogan oo ka soconayey gobolada dhexe gaar ahaan degmada Guriceel halkaasi oo ay ka saareen xoogagii Ahlu-Suna-Waljameeca, waxayna bilaabeen in ay dadka wacyi geliyaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wacyi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan