U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baylah

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BA6 xar
1

Meel cidla ah oo cabsi leh.

2

B. ah: hanti aan cid ilaalisa la joogin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa 15 jir, walina waxa muuqda aqoon daro dawladnimo iyo baylah.

”
“

Markaa waxaan qabaa in tartamada ciyaaraha lagu eego xiliyada Dugsiyadu ay fasaxa yihiin si ardayda ugu noqoto wax dahaadha baylah kale een faa’iidada lahayn.

”
“

Isaga oo soo maalay ibo gaagixi lahaa ama gudhiba lahaa, qoraagu wuxuu soo xero geliyey hanti-murityeed dayacnayd, wuxuuna inaga gufeeyey mus baylah ahaa oo foore, waa mid ka mid ah dhaxamaha Sanaag lagu yaqaane, soo dhaafaayey sannado door ah!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baylah - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan