U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hirgelin

Magac Fal
Xaraf HSubg HI8 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Su’aasha la is-weydiinayaa waxay tahay, sidee bay Manchester u hirgelin kartaa inay ku tallaabsato wacdarihii xiddigahoodii Steve Bruce iyo Bryan Robson oo u qaaday horyaalkeedii u horreeyay ee weligeed.

”
“

"Maanta qof fikirkiisa ka dhiiban kara dastuurka ma jiro, waayo qof walba wuxuu ka baqayaa in la dilo, sidaa daraadeed ma qabo in dastuurka cusub la hirgelin karo hadda" ayuu yiri Madoobe.

”
“

Dagaaladaasi waxay curyaamiyeen wax qabadkii yaraa ee maamulka fadhiidka ah ee Jigjiga ka hirgelin lahaa dhulkaas maadaama ay meelo badan nabad gelyadii faraha ka baxday.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

H · HI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hirgelin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan