U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hirgeli

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf HSubg HI7 xar
1

Hawl, shaqo iwm sidii loogu talaggalay u fulin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Heshiiskaasi si rasmi ah u hirgeli maayo tan iyo inta Leeds xaqiijinayso cidda ay ku beddelayso jagada tabobare David O’Leary.

”
“

Khubaradaas ayaa laga rabaa iney kala taliyaan dawladda sida loo hirgeli karo shareecada.

”
“

Waxaa dhowaan la filayaa in hayada CHEVA ay ka bilowdo qoditaan ceel magaalada Buurtinle, waxaase isa soo taraya cabsi laga qabo in qoditaanka ceelkaasi uu u hirgeli waayo caqabadihii horay u jiray oo aan weli dadka deegaanku wax uga qabsoomin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

H · HI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hirgeli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan