U gudub nuxurka bogga
SABAAD

huran

Fal Magu (4)
Naxwe-rnaa, -rnayd
Xaraf HSubg HU5 xar
1

Wax lagu khasbanyahay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arinku maaha sida aad doonayso adigu ama aad u muujinayso inay qalafsantahay ee waxa ku huran wixii dani ku yeelsiiso.

”
“

Isha oo xubin muhiim ah, taxaddar gooni ahna mudan, waxa ay u baahan tahay sal iyo kaadsiinyo, iyo haddii ay lama huran noqotana galgalasho markii fallaarta laga siibayo isha.

”
“

Waxa jira shuruuc dawli ah oo aan xadka Somaliland cidina dafiri Karin, Somalia-na badh uguma dari karaan, Puntland-na badh uguma dari karaan, Somaliland ayuun baa huran, markaa arinta nabad ha lagu dhameeyo”.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-rnaa, -rnayd

Xarafka

H · HU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
huran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD