U gudub nuxurka bogga
SABAAD

iibsan1

Fal Magu (1)
Naxwe-amay, -antay; -ami
Xaraf ISubg II6 xar
1

Wax la iibsaday noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe 1991 kii ka jiray suuqyo lagu iibiyo hubka, kuwaasoo ay dadka shacabka ah iyo kooxaha malleeshiyooyinka ah ay si xor ah ugu kala iibsan jireen.

”
“

Haweeneydan ayaa sheegtay inay caanaha ka iibsan jirtay mid ka mid ah labada haween ee xabadaha ku dhintay, waxayna carrabka ku dhuftay in falkaas uu ahaa mid arxan-darro ah oo lama filaan ku noqday.

”
“

Dadkani waxay aamisan yihiin afkaaro tiro badan oo aanu islaamka Waxay rumaysan yihiin in jannada Eebbe la iibsan karo oo uu hayo hoggaamiyahoodu.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-amay, -antay; -ami

Xarafka

I · II

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
iibsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan