U gudub nuxurka bogga
SABAAD

isboorti

Magac Lab
Xaraf ISubg IS8 xar
1

Madaddaalo ciyaareed oo xeerar leh iyo qawaaniin oo lagu tartamo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Email ugu dir saaxiibkaa warkaan Muqdisho: Khubaro Isboorti oo iftiimiyay khilaafka cuuryaamiyay horusocod la'aanta Xiriirka K/Koloyga Soomaaliyeed.

”
β€œ

GOS oo qalab Isboorti guddoonsiisay Guddiga Olombikada Gobolka Shabeelaha Dhexe.

”
β€œ

Guure (aniga): Siyaasad wareertay, isboorti kubadda cagta u badan, iyo heeso aan xiise lahayn ayeynnu beryahan ka bixi weynee, bal aan maanta baab kale abbaarno.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

I Β· IS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
isboorti - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD