U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baab

Magac Lab
Naxwe-bab, m.l
Xaraf BSubg BA4 xar1 Tusaale
1

Qayb ka mid ah qaybo buug.

2

Mowduuc ku saabsan arrin gaar ah.

3

Isku b.: wax isku nooc ah. . baabaha masiixiga m.l (dii.) Waa ninka ugu sarreeya baaderiyaasha diinta masiixiga; boobka.

Tusaalooyin

“

Dad aan isku baab ahayn ayaad casuntay

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Intaa waxaa dheer hees dhaqameedka ayana baab gooni ah ayaa lagu kala gurey sida: hees carruureed, xooleed, hawleed iyo badeed.

”
“

"Guryo ka badan 700 ayaa ku gubtay dabkii maanta, wuxuuna dabku baab'iyay dhamaan xaafada Oktoobar oo ka mid ah xaafadaha degmada iyo qayb ka mid ah xaafad kale" ayuu yiri mid ka mid ah dadka deegaanka.

”
“

Ma baab diina bay taagan tahay, waxad barooddaaba?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bab, m.l

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan